VIDEO: 1-da Luulyo oo si weyn looga xusay magaalada Qardho (Sawirro)

Gudoomiyaha gobolka karkaar siciid mahamed faahiye ayaa xalay ka qayb galay munaasibada 1da luuliyo oo lagu qabtay Magaalada Qardho, taas oo ku beegan markii ay midoobeen Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

Dhamaan masuuliyiintii iyo aqoon.yahankii ka so qab-galay Xuska 1da, luuliyo ayaa waxey halkaas ka soo jediyeen khubado ku sabsan midoowgii Gobolada Waqooyi iyo koonfurta soomaliya. Waxaa munasibada laga soo jediyey sugaan ka hadleysa muhimiyada malinta 1da, luuliyob


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading