In ka badan kun qof ayaa maalintii shalay laga soo badbaadiyay xeebaha bada Liibiya iyadoo la soo gaadhsiiyay jasiirada Sicily ee dalka Talyaaniga.
Dadkan oo la sheegayo inay yihiin dad kasoo haajiray wadamdada saxaraha ka hooseeya ee qaarada Afrika ayaa uu soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Jarmalka.
Safaarada Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa sheegaysa in dadkan ay ku jiraan dad Soomali ah.hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.