Xildhibaan aadan ducaale oo kamid ahaa xildhibaanadii barlamaanka kenya ayaa maanta hortegay Maxkamad ku taala magaalada nairrobi .
Aadan ducaale oo lagu soo eedeeyey inuu musuqmaasuqay doorashadii hore ee kenya ,ayaa eedahaas Iska difaacay.
HALKAN KA DAAWO
Abdirisaq Juba idil News Garowe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.