Video:-Aamina Maxamed oo loo magacaabay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey

Aamina Maxamed oo ah Haweeney muslimad ah oo u dhalatay dalka Nigerian ah ayaa maanta si buuxda ula wareegtay xilka ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

Marwo Aamina ayaa hore u ahayd madaxii qaramada midoobay u qaabilsana dhinaca barnaamijyada horumarinta, waxayna soo noqotay mar wasiirka degaanka ee dalka Nigeria.

Da’deedu waa 55 sanno jir waxaana ay ilaa sannadkii 1991 kii ku soo dhex jirtay hawlaha bini’aadminimada.

Inkastoo ay ku kortay kuna barbaartay dalka Nigeria, haddana Aabaheed waa Ingiriis, waxay wax ku baratay Jaamacadaha Oxford iyo Harvard.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Aamina Maxamed oo loo magacaabay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading