Video:-Aamino Muuse Weheliye oo ka sheekaysay tacadiyadii Yuusuf Garaad Ee BBC-da

Aamina Muuse Weheliye oo iyadoo ilmaynaysa ka sheekaysay dhibaatooyinkii iyo Tacadiyadii uu u geystay Yuusuf Garaad madaxii laanta afka somaliga ee BBC-da.

Nasiibdaro ka weyn majirto in shaqsiga noocaasa uu noqday Wasiirkii arimaha dibada iyo Safiirkii Qaramada Midoobey ee Somaliya,taasoo umuuqata in hab dhaqankii Yuusuf Garaad ee foosha xumaa loogu abaal mariyay masuuliyad Qaran.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/GxCnavXuXpo

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading