Video:-Afar Xildhibaan oo lagu doortay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay afar xildhibaan oo gobollada Waqoyi ee Somalia ku matali doona golaha shacabka ee Somalia, waxaana ka mid ah Fowsiya Yuusuf Xaaji Adan oo mar kale xildhibaan loo doortay.

Halkan ka daawo muuqaalka sida Doorashadu udhacday


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading