Video:-Afhayeenka Ciidamada difaaca Puntland oo Ujawaabay maamulka Somaliland

Taliska ciidanka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhaca furimaha dagaalka iyo dhacdo ay ku dhinteen saraakiil katirsan Soomaaliland kuwa kalena ku dhaawacmeen oo kutaal inta u dhexaysa Tukaraq iyo Taleex.

Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen saraakiil iyo masuuliyiin katirsan Soomaaliland oo ka soo kicitimay Laascaanood kuna sii jeedey Taleex, waxaase Puntland shaacisay inaysan waxba kajirin arrinkaasi uuna gaarigu la dhacay raggii ku dhaawacmay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading