Video:-Afhayeenka QM”Ma’ahan wax lala yaabo in Maraykanku basaaso Xoghayaha guud”

“Mahan wax lala yaabo in Maraykanku basaaso Xoghayaha Qaramada Midoobey”Ayuu yiri Afhayeen uhadlay QM.

Jawaavta Afhayeenka QM,ayaa ku noqday la taab caalamka.

Waxay ka mid ahayd Siro ka baxsaday Maraykanka in Xoghayaha guud ay ku daba jiraan jiraan Sirdoonka Maraykanka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading