Video:-Afhayeenkii Xukuumada Fadaraalka oo Qarax lala eegtay

Waxaa Xaaladiisu Caafimaad Ay Fiicantahay afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim macalimuu oo Barqanimadii Maanta Qof isi Soo Miidaamiyay uu isku Qarxiyay Gaarigiisa.

Xaalada Afhayeenka,ayaa naloo Xaqiijiyay in haatan ay ka so wanaagsanaaneyso sidi ay ahayd marki qaraxa lala eegtay ,dhaqaatiirta ayana ku hawlan baxnaaninta Macalimow.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading