Video:-Agaasimaha Guud Ee W.maaliyada Puntland oo faahfaahiyay Miisaaniyada

Meelaha ay ka imaanayso dakhliga Misaaniyadu ayaa lagu sheegay in ay kala yihiin….

  1. Misaaniyada Gudaha waa 93.4 Milyan
  2. Miisaaniyada dowladda Hoose Waa 6.9 Milyan
  3. Deeqaha ka imaanaya Dowlada Federaalka waa 2.5 Milyan
  4. Mashaariicda Bangiga Adduunka waa 20.6 Milyan
  5. Deeqaha laga filayo dowladaha Dibada waa 2 Milyan
  6. Mashriicda Laga Filay Qaramada Midoobay waa 112 Milyan
  7. Mashaariica Hay’adaha Caalamiga ah Waa 107 Milyan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading