Video:-Alshabaab” Farmaajo kuwii hore waa ka shar badan yahay Cidii Xukunkiisa raacdana Mujaahidiinta wey dilayaan”

Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan gobolka Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub oo sidoo kale kamid ah saraakiisha sar sare ee Al Shabaab ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Farmaajo uusan waxba kaga duwaneyn kuwii ka horeeyay balse uuba ka daran yahay.

Sheekh Xasan Ycaquub aya auga digay Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan kuna kadsoomaan Madaxweynaha cusub, waxa uuna ku hanjabay in ay la dagaalami doonaan Farmaajo afarta sano uu xilka hayo.

”Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed uga digno la shaqeynta Farmaajo, ninkan cusub kama duwana kuwii ka horeeyay balse wuuba kasii shar badan yahay, ninkan tabeelihiisa waxaa ku qornaa waxaana ka shaqeenaya danta ,dadka iyo dalka , diina shaqo kuma lahan ” Ayuu yiri Sh. Yacquub hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Alshabaab” Farmaajo kuwii hore waa ka shar badan yahay Cidii Xukunkiisa raacdana Mujaahidiinta wey dilayaan”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading