Video:-Alshabaab oo markii ugu horaysay sii daayay muuqaalkii ina Godane

Waa markii u horeysay ee muuqaal lagu arko wajiga Hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Abuu Zubeyr, iyadoo aan wali lagu arkin fagaare ah, intii uu qeybta ka ahaa dagaaladii Al-Shabaab ka waday Soomaaliya, waxaa uu ahaa nin is qarin jiray.
 
Muuqaalkan oo soconaya 1:24 ayaa waxaa lagu arkayaa Abuu Zubeyr oo xiran dhar madow, kuna hubeysan qoriga AK47, sidoo kale waxaa looga hadlayaa taariikhdii Islaamiyiinta Soomaaliya, laga soo bilaabo sagaashameeyadii iyo sida ay ku aas aasmeen iyo bilaabashadii Maxkamadihii Islaamiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/BFtznTMYGtI

 

 

 

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading