Video:-Amiirka Qatar oo 3-sano kadib ka degay Sacuudiga

3-sano in ka badan oo uu ka dhex taagnaa khilaaf siyaasadeed oo sababay in xiriirka laysku jaro,ayay soo afjareen.

Cirka,Dhulka iyo Badda,ayaa dib layskugu furay Dowladaha Qatar,Sacuudiga,Baxrayn iyo Masar.

Maxamed Bin Salmaan,ayaa Amiirka Qatar kusoo dhaweeyay Magaalo ku taala Waqooyi Galbeed Sacuudiga,halkaas oo uu ka dhacayo shirka Wadamada Khaliijka.

Wafti ka socda Masar oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha dibada,ayaa kasoo qaybgalaya Shirka oo lagu shaacin doono in uu dhamaaday khilaafkii.

Maraykanka iyo Kuwayt,ayaa si weyn uga soo shaqeeyay heshiiskan.

Qatar,ayuu saamaynta ugu weyn ku ku yeeshay khilaafkan meesha sare gaaray.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading