Video:-Amir-ka Qadar oo ku qaabilay Qasriga Boqortooyada Ra’isalwasaare Khayre

Ra’isalwasaare Khayre oo maalinkii shalay ahaa gaaray dalka Qadar ,ayaa maanta kula kulmay qasriga boqortooyada ee dalkaas Aamiirka Qadar.

Labada masuul ayaa kawada hadlay arimo dhawr ah oo ay ugu muhiimsanaayeen xiriirka labada dal,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading