Video:-AMISOM oo Duqayn ka gaysatay Gobolka Shabeelada Hoose

Warar Dheeraad ayaa kasoo baxaaya  Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Mahadaay  ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib Duqeymo ay maanta Ciidamada AMISOM ka geysteen Tuulooyin ku Dhow dhow Degmada Mahadaay oo la sheegay in ay Isku Aruursanaayeen Ciidamo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab.

Waxaana sidoo kale  wararku intaa ku daraayaan in Khasaaro uu soo gaaray Shabaabkii halkaasi la sheegay in ay isku Aruursanaayeen inkastoo aan illa hada la ogeyn Khasaaraha Rasmiga ah ee soo gaaray Al-shabaab,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-AMISOM oo Duqayn ka gaysatay Gobolka Shabeelada Hoose"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading