Video:-Arday ka qalanjabisay Iskuulka Darwiish Ee Magaalada Garowe

Munaasabad si weyn loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Iskuulka Darwiish eecaasimada Puntland  Garowe.

Munaasabadan ayaa waxaa ku qalanjabinayay Ardayda iskuulkaas ee dhamaysatay waxbarashadooda Dugsiga Hoose-Dhexe una gudubtay Dugsigooda Saee.

Masuuliyiin kala duwan iyo qaybaha Bulshada ayaa kasoo qaybgalay xafladaas,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading