Video:-Aragtiyaha Samatar Ee isbadalka badan oo markan dul taagan Somaliland iyo nidaamkeeda

Aqoonyahanka darajada sare ka gaaray tacliinta Axmed ismaaciil Samatar oo maalmahan kulamo bulshada uu kula hadlayo ka waday Gobolada Somaliland,ayaa Magalaada Gebiley ka sheegay in Dimuqraadiyadii Somaliland hoos usii hoobanayso.

”Waligay ma arag Baarlamaan 9-sano mudo xileedkiisii ay dhaaftay tan iyo yaraantaydii”ayuu yiri Pro.Samatar.

Samatar oo fikradihiisa isbadalka badan,waxay inta badan dhaliyaan doodo kala duwan,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cOz8ZEiaae0

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading