Wafti Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi,ayaa maanta u nab baxay caasimada dalka ee Muqdisho.
Gudoomiyaha iyo Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa kaga qaybgali doona Muqdisho furitaanka kala fadhiyada labada aqal ee baarlamaanka fadaraalka,kuwaasoo furmi doona maalmaha nagu soo aadan,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.