Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa soo dhaweyn loogu sameeyey maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso .
Soo dhaweynta labada masuul waxaa ka qeyb-qaatay madaxda maamulka Gobalka Bari, Maamulka Degmada Boosaaso, Taliska qeybta Booliska Puntland , masuuliyiin iyo dadweyne kale,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.