Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa toddobaadkan u gudbisey fadhiga golaha wasiirada ee Jaamacadda Carabta waraaq ay ashtako uga tahay Emirat Carabta oo shirkad laga leeyahay heshiis saddex geesood ah dekeda Berbaro lagashey Somaliland iyo Itoobiya.
Haddaba waraaqdaas dacwada ah maxay ahaayeen waxii ku qornaa gollahana muxuu uga jawabay, su’aashaas waxaa ka jawaabay Wasiirka arimaha dibada ee Somaliya Axmed Cawad,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.