Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada 1-da Luulyo oo ku beegan 59 sano kadib markii Gobolada Koonfureen ay xoriyada ka qaateen guumaystihii Talyaaniga.
Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha Xoriyadu ay yihiin kuwo mudan in la wayneeyo oo jiilka Cusub la dareensiiyo qiimaha ay ku fadhido madaxbanaanida iyo wadajirka dalkeena.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.