VIDEO: Axmed Madoobe “Farmaajo wuxuu ku fashilmay arrimihii saldhiga u ahaa doorashadiisii”

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu dhamaaday ay ugu fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay.

Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Bulshada Jubaland ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading