VIDEO: Axmed Madoobe oo baaq u diray Madaxda DFS, kaddib Doorashadiisii

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta mar kale loo doortay Madaxweynaha Jubbaland doorasho Baarlamaani ah.

Madaxweynaha ayaa markii la dhaariyay kadib waxaa uu La hadlay dadweynaha waxaa uu sheegay in uu ka shaqaynayo sidii Jubbaland ay horay ugu socon lahayd isla markana ay Soomaalida kale Tusaale ugu noqon lahayd.

https://www.youtube.com/watch?v=DhobJmK2FrY&feature=youtu.be

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading