Video:-Baarlamaanka DDS oo ansixiyay Wasiirada cusub Ee soo magacaabay Mustafe

Golaha Baarlamaanka DDS oo ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu Magacaabay Madaxweyne Mustafe.
 
Waxaan idin kugu soo gudbinaynaa halkan hoose Magacyada,Wasaaradaha iyo qabiilooyinka ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub.
 
1. Mustafe Maxamed Omar M/Weyne
(Kusiime) Dh/buur/ Ogaden (Reer Isaq)
 
2. Aadan Faarax Daahir M/weyne Kuxigeen Shiniile (Ciise)
 
3. Bashiir Shaafi M/X/ Biyaha Fiiq/ Ogaden (Reer Amaadin)
 
4. Bubashir Dubad M/X/ Maaliyada Jigjiga (Abaskuul)
 
5. Hassan Dadhi M/X/ Madaxtooyada Jigjiga (Bartire)
 
6. Cabdullaahi Maxamed Muuse M/X/ Waxbarashada Doollo (Majeerteen)
 
7. Dr. Yuusuf Maxamed M/X/ Caafimaadka Shiniile (Ciise)
 
8. Dr. Abdulkadir Iman M/X/ Beeraha Af-dheer (Aw-qudub)
 
9. Dr. Cabdi Fataax Sheekh biixi M/X/ Hawlaha Guud Wardheer/ Ogaden (Makahiil)
 
10. Cabdi Raxmaan Axmed Xassan M/X/ Ganacsiga Qoraxey/ Ogaden (Reer Warfa)
 
11. Maxamed Fatax M/X/ ka Hor. Masiibooyinka (DPPB) Qoraxey/ Ogaden (Bahgeri)
 
12. Xabiib Xaaji M/X/ Qurba-Joogta Fiiq /Ogaden (Maalin-guur)
 
13. Guuleed Aw Cali M/X/ Warfaafinta Jigjiga (Yabare)
 
14. Cabdi wali Jaamac Ibraahim M/X/ Cadaalada Jigjiga (Gadabuursi)
 
15. Zaynab ? M/X/ Haweenka Doollo (Dhulbahante)
 
16. Inj. Maxamed Shaalle Isaaq M/X/ Hor. Xoolada Dhaq. Iyo Reer-Miyiga Liban (Dagoodi)
 
17. Cabdiraxmaan Ciid Daahir M/X/ Farsamada Gacanta Jigjiga (Isaq)
 
18. Axmed Deeq Maxamed M/X Waraabka Iyo Dooxooyinka Jigjiga (Geri Koombe)
 
19. Mubaarak Sheekh M/X/ Nabadgalyada Af-dheer/Ogaden (Cowlyahan)
 
20. Hassan Adan M/X/ Adeega Shacabka & Cududa Shaqaalaha Af-dheer (Gure)
 
21. Abdulahi Cabdi Adan Wakaalada Dhakhliga Godey/ Ogaden (Cabdalle)
 
22. Eng. Sacada Giire Xareed Wakaalada Jidadka Shiniile (Ciise)
 
23. Axmed Gedi M/X/ Shaqaalaha & Arrimaha Bulshada Shiniile (Gurgure)
 
24. Axmed Naaji M/X/ Sayniska iyo Tagnolojiga Jigjiga (Hawiye)
 
25. Ilyaas Abiib M/X/ Dhaqanka iyo Dalxiiska Jigjiga (Gabooye)
 
26. Lade bade M/X/ Macdanta & Tamarta Libaan (Gare)
 
27. Hassan Farah Ali M/X/ Dhalinyarada & Sportiga. ____________

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading