Video:-Baarlamaanka Fadaraalka oo si sharcidara ah u ansixyay qoondada Gobolka Banaadir

Ansixin kama dhicin ee ku shubasho iyo qorshe horay udiyaarsanaa fulintood,ayaa qabsoomay.Xeerkan iyo kuwa kalaba ma noqon doonaan kuwo lagu dhaqmo oo hirgala kaliya waxay la mid noqon doonaan kuwii horay uga soo baxay Golahan ee aan waxba soo siyaadin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading