Kadib marki uu todobaadki hore Golaha Wakiilada Somaliland kulan aan caadi aheyn ka yeesheen xaalada colaadda ka oogan xadka gobolka Sool ee ay ku muransanyihiin Somaliland iyo Puntland, ayuu baarlamaanka Puntland isna maanta ka hadlay.
Faah-faahinta warkan hoos ak daawo muuqaalkiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.