Video:-Baarlamaanka Puntland oo dooranaya gudiyadisii joogtada ahaa

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Cabdixakiin Dhoobo,ayaa magacaabay gudiga soo xulista iyo doorashada xubnaha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka.

Gudigan,ayaa ka kooban sadex xubnood oo kala ah:-

1.Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab

2.Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Dhahar)

3.Xildhibaan Muuse Xasan

Gudoomiye Dhoobo wuxuu sheegay in doorashada gudiyada si dhakhso ah loo gudageli doono,isla markaana ay ufuran tahay Xildhibaan walba oo danaynaya in uu ka mid noqdo gudiyadaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading