VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo fasax la galiyay

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa la galiyay fasax maalinimada berrito oo khamiista ah, Xuska Mowliidka aawadiis, si loo weyneeyo dhalashada Nabi Muxamed (NNKH).

Xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa dib u bilaabaya sabtida kulamadooda, iyadoona Warbixino laga dhageysan doono qaar kamid ah Guddiyada Golaha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading