Golayaasha Xukuumada Puntland waxay saakay bilaabeen ka doodista go’aanka masiiriga ah ee ay qaadan karaan reer Puntland.
Golaha Wasiirada kulankoodu waxuu ka socdaa Gaalkacyo,sidoo kale Baarlamaanka waxaa doodoodu ka socotaa Garowe.
Ugu danbayn ilaa beri waxaa soo baxaya war.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.