Video:-Baarlamaanka Puntland oo laalay Mooshinkii ka dhanka ahaa DP WORLD

Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa saaka codka aqlibiyadda u qaaday mooshinkii dhowaan xildhibaano katirsan barlamaanku ay ka gudbiyeen shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP WORLD oo gacanta ku haysa dekedda Boosaaso.

Guud ahaanba waxaa meesha ka baxay kadib markii ay ka codeeyeen inta badan mudanayaashii barlamaanka ee ka qaybgalay kulanka, 7 xildhibaan ayaa ka aamusay, 8 ayaa u codaysay inuu mooshinku meel maro halka ay 23 kalena ka horyimaadeen,hoos ka daawo muuuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading