Video:-Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay Kunteenarada kasoo dega Berbera



Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa diiday in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Barbara, in loo soo gudbiyo Puntland, maadaama ay curyaaminayso dekedda Bosaso oo laf dhabar u ah ganacsiga Puntland, Iyagoona Baarlamaanku uu canshuurta ku kordhiyey baddeecadda ka imaanaysa Somaliland ee aan daruuriga ahayn oo la gaarsiiyey %500 (Boqolkiiba Shan boqol).,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading