Video:-Baarlamaanka Puntland Oo war kasoo saaray arimaha Xajka iyo Xujeyda

Baarlamaanka Puntland oo maalmahan ka doodayay arimaha Xujayda,ayaa maanta baaq ay soo saareen waxay dowlada Fadaraalka uga codsadeen in ay waxkaqabato dhibaatada haysata Dadka Xujayda ah ee sanad walba udhoofa dalka Sacuudiga si ay usoo gutaan waajibaadka Xajka.

Axmed Cali Xaashi Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland,ayaa sheegay in waajibkii Wasaarada cadaalada fadaraalka ee ahaa in ay iyadu maamusho arimaha xajka ay gacanta ugu jirto shirkado gaar loo leeyahay,kuwaasoo bulshada si adag ula dhaqmay kuna qaaliyeeyay kharaashaadka waajibaadka Xajka ay kusoo gudan laahayeen,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfahasan.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading