Video:-Badda Oo ku fatahday Gobolka Gardafuu

Kanaal ama Khooriga Xarunta Gobolka Garda-fuu ee Caluula ayaa Sameeyay Fatahaad Saamaysay Dadka deeganka Waxaana Halka uu kanaalku Fahatahaada Ka sameeyay Booqday Maamulka Gobolka Iyo Masuuliyiinka Socotay Wasaarada Arimaha Gudaha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading