Video:-Banaanbax balaaran oo ka socda afaafka hore Ee goobta shirka shidaalka Somaliya uu ka socdo

Shacabka Somaliyed,ayaa ka dhiidhiyay xaraashka kheyraadka Dalka iyagoo sameeyay abaabul ballaaran kana dhigay bannaanbax weyn oo ay ka soo qeyb galeen Dad ka badan 12-Kun oo qof banaanka hore ee goobta uu ka socdo shirka xaraasha shidaalka Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading