Video:-Banaanbax lagu taageerayo Rw cusub oo Xamar ka dhacay iyo Madaxweynaha jabuti oo hanbaleeyay

Bannaanbax lagu soo soo dhoweynayo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabay Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha la magacaabay ayaa ay tahay inuu marka hore ansixiyo aqalka baarlamanka ka hor inta uusan dawlad soo dhisin.

Dibadbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kale ee bulshada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Banaanbax lagu taageerayo Rw cusub oo Xamar ka dhacay iyo Madaxweynaha jabuti oo hanbaleeyay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading