Video:-Bandowgii Puntland oo la sii siyaadiyay

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland,ayaa Warbaahinta usheegay in la joojiyey Biraha loo iib geyn jiray Ethiopia. Bandowgii deegaanada Puntland Saarnaa oo la kordhiyey iyo Qodobo kale oo amniga iyo Ka hortagga caabuqa Carona Virus lagu xoojinayo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading