Video:-Bangiga Dhexe Ee Puntland oo bilaabaya sarifka lacagaha Qalaad

“Laga billaabo berito Bangiga Dowladda waxaan farayaa inuu Sarifo Doolarka, si dadka Shillin Soomaaliga u haysta uu doolar u siiyo, kuwa Doolarka watana uu Soomaali ugu bedelo”Sidaa waxaa yiri Madaxweyne Deni.

Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri markale Madaxweyne Deni “Bangiyada kale ee gaarka loo leeyahay iyo shirkaddaha xawaaladaha iyagana waxaan faraynaa in ay qeyb sarif sidaasi oo kale ah sameeyaan”.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading