Video:-Barbara Bush Oo Geeriyootay

Barbara Bush, haweenaydii hore ee Maryakanka George Bushkii weynaa ayaa habeenkii xalay ahaa geeriyootay, iyada oo 92 jir ah. Barbara waxay ka tagtey odeygeeda oo isaguba aad u xanuunsan, 5 caruur ah oo ay dhaleen, xaasaskooda iyo caruurta ay sii dhaleen.

In kasta oo ayna iyadu siyaasadda galin, haddana muddo 20 sano ay siyaasadda Washington, DC ka ag dhaweyd. Siddeed sano ayaa ninkeeda George Bush uu madaxweyne ku-xigeen u ahaa Roland Reagan, isaguna 4 sano ayuu madaxweyne ahaa, halka wiilkeeda George W. Bushna uu siddeed sano madaxweyne ahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading