Video:-Barnaamij looga difaacayo Rw Khayre Eedaymaha tira badan oo saxaafada loo qaybiyay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Markii ra’isul wasaraha cusub la magacaabay waxa barraha bulshada qabsaday hadal heynta doorkii uu ku lahaa shirkadda Som Oil and Gas, oo uu Kheyre ka ahaa Agaasimaheeda Bariga Africa.

Shirkaddan oo fadhigeedu yahay dalka Britain, ayaa mar lagu eedeeyay musuq maasuq iyo laaluush,

Hadaba waxaa saxaafada hada loo qaybiyay Muuqaal lagu difaacayo Rw ama lagu beri yeelayo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cN3AdD75-0A


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Barnaamij looga difaacayo Rw Khayre Eedaymaha tira badan oo saxaafada loo qaybiyay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading