Video:-Beelka mid ah Beelaha Puntland oo Shir ku yeelatay Garowe

Shir ay ayahooda Siyaasadeed ay kaga tashanayeen mid kamid ah beelaha Puntland ayaa lagu qabtay magaaladda Garowe ,waxayna beeshu ka hadashay kursiga ay beeshu ku leedahay xubnaha Barlamaanka Dowladda Federaal oo la rabo in deegan doorashadii laga bedelo Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading