Video:-Beesha Ciise Maxamuud oo qado usamaysay Martidii Shirkii Garowe

Wax qurux badan baa ka dhacay Beesha Ciisa Maxamuudna waa ku bogaadinaynaa marti soorkooda ay usameeyeen Martida sharafta leh ee hormuudka Somaliyed ah.

Cuqdad hadalka Faroole ee ka hooseeya maqaamka loo haysto waxba kasoo qaadi mahayo oo Isimadeena sharafta leh,ayaa qurxiyay Madasha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading