Video:-Beesha Mareexaan Ee Caabudwaaq oo ka hor timid qorshaha Khayre kuna baaqday shirweyne wadatashi

War saxafadeed ay soo saareen waxgaradka beesha Sade ee Caabudwaaq,ayay kaga hor yimaadeen hanaanka uu uwado Ra’isalwasaare Khayre ee dhismaha Galmudug.

Waxgaradka waxay sheegeen in qorshaha Khayre uusan waxba dhaamin ama uga badalnayan kii hore loogu yagleelay Galmudug,kaasoo ay qabaan in lagu dulmiyay iyaga si gaar ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading