Waxgarad katirsan Beesha Ogaadeen ayaa raalli-gelin ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray odayaal katirsan Beesha, kuwaas oo dhaleeceyn iyo gaf u geystay qaar kamid ah beelaha beelwaynta Daarood, gaar ahaan Harti iyo Mareexaan.
Odayaasha oo shir jaraa’id ku qabtay Dhadhaab ayaa xusay in beesha Harti ay ku leedahay abaal, ayna dhistay dawlad gobaleedka Jubbaland oo ay ugu hiilisay in xukunka ay qaadato Beesha Kuumade.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.