Madaxweynaha doorashada looga guuleystay ee maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Cabdiraxmaan Cabdullaahi Maxamed (Cirro). Taageerayaashiisa ayuu ugu baaqay in ay aqbalaan natiijada doorashada.
Doorashada ka dhacday Somaliland ayuu sheegay in ay ahayd mid taariikhi ah oo farxad gelisay shacabka Somaliland iyo dadka jecel, kana careysiisay cadowga Somaliland.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.