VIDEO: Booliska Jubbaland oo xiray Taxi Kismaayo

Ciidanka Booliska Degmada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa sameeyay howlgal ka dhan ah tagaasida ka shaqeeya gudaha Magaalada Kismaayo.

howlgalkaan oo saacadii lasoo dhaafay Ciidanka Booliska ay ka sameeyeen xaafadaha iyo wadooyinka Kismaayo ayaa lagu soo qab qabtay ku dhawaad labba boqol oo gaadiidka dad weynaha gaar ahaan tagaasida islamarkaana lagu xareeyay qaybta Booliska gobolka Jubbada Hoose.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading