Video:-Booliska Kenya Oo ka hadlay weerarkii Alshabaab Ee Baska

Maleeshiyo loo maleynayo Alshabaab oo dhowr qof ku dilay weerar ay ku qaadeen bas rakaab ah oo marayay Gobolka Xeebta ee dalka Kenya.

Boolsika Kenay oo gaaray goobta weerarku ak dhacay oo udhaxaysay laamu iyo Mombasa,ayaa hawlgalo ak bilaabay halkaas.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading