Booliska Mudug maanta waa lagu dhaliili karaa mashaqadii ka dhacday Magaalada Gaalkacyo.
Nin shacab ah,ayaa Nin kale oo shacab ah ku hor dilay Taliska Qaybta Booliska.
Kadib dilkaas oo ay Ciidanku damceen in ay qabtaan Ninkaas waa ku guuldaraysteen,waxayna isku daygii qabashadu dhalisay khasaare kale.
Guud ahaan Mudug waa nabad amaankeedana waa soo kabtay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.