Video:-Booliska Puntland oo lagu soo wareejiyay Burcad Gaadiidka ka dhacday Galkacyo

Labo nin oo lagu wareejiyay maanta Booliska Puntland ,ayaa Gawaarida kasoo dhici jiray degaanada Puntland,iyagoo deegaamada Cadaado ilaa Hiiraan.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka mudug ee Puntland Cismaan Xasan Cuuke ayaa uga mahadceliyay Maamulka xaafada baraxley ee Gaalkacyo talaabada ay ku qabteen ragan burcada ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halka ka daawo muuqaalka

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Booliska Puntland oo lagu soo wareejiyay Burcad Gaadiidka ka dhacday Galkacyo"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading