Video:-Booliska Puntland Oo qabtay Duurjoog la damacsanaa in la dhoofiyo

Xayawaanka Duurjoogta ah ee loo yaqaan Caasho Bari ayay Ciidamada Booliska Puntland qabteen,iyadoo la dhoofinayo.

Sidaanoo kale Ciidamada amaanku horay waxay uqabteen Geed Quwaax larabo in la dhoofiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading