Sarreeye Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse taliyaha ciidanka Booliska Puntland ahna taliyaha la dagalanka argagixisada iyo mukhadaraadka oo halkaasi ka hadlay ayaa shegay in dadkii lagu soo qabtay khamrada iyo xashiishadan ay maanta gabeen xidhan yihiin dhaawana la filayo in sharciga la horgeeyo, waxaana waxyaabahani maanka dooriya ee ciidamadu ay qabteen ay ka koobnaayeen 140 Dhalo oo khamri ah iyo xashiish aad u badan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.